PDF Print E-mail
Guddoomiyaha Wakillada oo  ka Warammay Socdaalkiisuu Yurub
 


Hargeysa.10.march.2010.(HCTV)-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta golaha horkeenay warbixin ku saabsan socdaalkii uu dhawaan ku tegay qaar ka mid ah dalalka Yurub, oo uu in mudo ah ku maqnaa, islamarkaana la kulmay xubno sar sare oo ka tirsan dalalka uu booqday.
warbixnta oo dhammaystiran, ayaa waxa saaka golaha ka hor akhriyey Xoghayaha golahaas Cabdirisaaq Ayaanle, taasoo uu dhignayd sidan. "Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro),   waxa uu martiqaad rasmi ah ka helay baarlamaanka dalka Sweden ee ku yaal waqooyiga qaaradda Europe mudadii u dhaxeysay 1-5 Febraury 2010. Safarka shaqo waxa Gudoomiyaha waxaa ku weheliyey Xil Ibrahim Mahdi Buba, oo ka tirsan Gudidda Arrimaha Gudaha, Nabdgelyada iyo Difaaca.
Gudoomiyaha  waxa loo sameeyey barnmaaji shaqo  oo ahaa shan maalmood. Gudoomiyaha iyo Xildh Buba, waxa ay la kulmeen Gudoomiyaha Baarlaanmka Dalka oo ah ninka 2aad ee dalka Sweden ugu sareeya dalkaas PROTOCOL-ka dawladda, waxaana ka sareeya boqorka dalka oo keliya.  Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Sweden oo xafiiskiisa ku soo dhaweeyey Gudoomiyaha  Golaha Wakiiilada JSL waxa looga waramay taariikhda Somaliland, waxa ay qabsatay dal ahaan, dadaalka ay ugu jirto ictiraafka,  waxayna labada Gudoomiye ka wada  hadleen wada shaqeynta iyo iskaashiga labada baarlamaan iyo labada dal. Gudoomiyaha baarlamaanka Sweden waxa uu xusay inkasta oo aanay Somaliland ictiraafsanayn in  hadana ula macaamilo doonaan sida ula maacaamilaan dalka TAIWAN.
Waxa kale oo Gudoomiyaha GW JSL iyo Xil Buba la kulmeen Gudiyada baarlaanmka dalkaas oo ay ka mid tahay Gudidda dastuurka oo la abuuray 1809.
Waxa kale oo 5.2.2010 lagu qabtay hool ka mid baarlamaanka dalka Sweden aqoon isweydaarsi ku saabsan Somaliland. Aqoon isweydaarsigan oo ay ka soo qayb galeen dad tiro badan oo isugu jiray mudanyaal baarlamaanka ka tirsan, maalgashadayaal, saxaafadda, iyo Jaaliyadda Somaliland ee ku nool dalkaas waxaa “key Speaker” ka ahaa Gudoomiyaha Golaha Wakiiilada JSL, Ku Qaybsanaha Geeska Africa ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda danjire Marikka Fallen, Xoghayaha Guud ee Xisbiga Liberal-ka, iyo Gabadh ka madax ah xafiiska Amnesty International ee dalka Sweden iyo Xil Buba. Intaas ka dib waxaa saxaafadda iyo ka soo qayb galayaasha loo fasaxay su’aalo inay weydiiyaan Gudoomiyaha iyo xubnaha kale ee hadlay. Su’aaluhu waxay u badnaayeen arrimaha doorashada iyo waqtiga ay qabsoomi doonto doorashadu taas oo muujinaysa xiisaha mujtamaca dawliga ahi u hayo qabsoomida doorashada Madaxtooyada JSL.
Wafdigu intii ay joogeen dalka Sweden waxay booqdeen Wasaaradda Arrimaha Dibedda oo ay ku soo dhaweysay Danjire Marikka Fallen, Gudidda Doorashooyinka Qaranka  ee dalka Sweden oo gudoomuyaha uga xogwaramay hanaanka ay u maamulaan qabashada doorashooyinka.
Waxa kale oo wafdigu la kulmeen Wasiirka Arrimaha Europe ee dalka Sweden Birgitta Ohlsson , kana mid ahaan ahaan jirtay xubnaha baarlaanka Sweden ka hor intii ayna noqon wasiirka . Gabadhani waxay si toos ah oo aan qarsoodi lahayn ugu  ololeyn jirtay in la isctiraafo  Somaliland.
Ka dib markii booqashada rasmiga ahayd u dhamaaatay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL waxay uu booqasho gaaban oo shaqo ku soo maraya dalka Norway halkaas oo uu kula kulmay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Norway. Wasiir ku Xigeenka iyo Gudomiyuhu waxay ka wada hadleen iskaashiga labada dal , sidii loo kordhon kaalmada dhaqaale ee Norway siiso Somaliland iyo qadiyadda isctiraafka Somaliland. Waxaa kulanka goob jog ka ahaa madax badan oo ka tirsanaa Waaxyaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Norway.
Waxa kale oo Gudoomiyahu dalka Norway kula kulmay madaxa shirkadda Norwegian Crises Management ee dalka Norway ugana xog waramay Gudoomiyaha Hawlaha ay mudd shan sano ah ka waday dalka Somaliland gaar ahaan sidii loo xoojin lahaa amaanka dekedda Berbera, la dagaalanka budhcad badeeda, tababarka shaqaalaha dekedda, qalabaynta, iyo sidoo kale xoojinta iyo tababarka ciidanka ilaalada Xeebaha JSL. Shirkadani waxay xustay in dekedda Berbera geyn doonto qalabka loo yaqaan RADAR-ka lana dhigo doono dekedda Berbera waxna ka arki karo konton mayl badeed (50 Nautical Miles).
Gudoomiyaha intii uu joogay dalka Norway wuxuu booqday xarun cilmi baadhiseed oo ku taal Oslo oo uu asaasay nin dalkaas rasiisal wasaare uga ahaan jiray xaruntan oo la yidha OSLO PEACE CENTRE. Waxa mas,uuliyiinta xarunta Gudoomiyaha uga xog warameen hawlaha cilmi baadhista ay wadaan, waxayna xuseen inay ku talo jiraan inay yimaadaan Somaliland.
Waxa kale oo Gudoomiyuhu dalka Finland kula kulmay Gudoomiye ku Xigeenka Baarlamaanka Finland Marwo Filatov.  Waxa kale uu la kulmay intii u joogay dalka Finland Agaasimaha Guud ee Qaybta  Africa iyo Bariga Dhexe ee wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Finland iyo Ergayga gaarka ah ee Geeska Africa ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mr Haavisto. Mauuliyiintan waxa Gdoomiyuhu kala hadlay qadiyada ictiraafka Somaliland, kordhinta kaalmada Finland siiso Somaliland iyo guud ahaan iskaashiga dhinac kasta ee labada dal.
Dalka Ethiopia waxa Gudoomiyuhu kula kulmay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda ee Ethiopia Dr Tkede oo ay guud ahaan ka wada hadleen xidhiidhka sokeeye  ee ka dhaxeeya labada dal iyo arrimaha doorashada madaxtooyada JSL.
Sidoo kale waxa uu Gudoomiyuhu la kulmay Mr John Marshal, ku xigeenka Danjiraha  Uk ee Ethiopia, ahna ku qaybsanaha arrimaha Somaliland. Labada mas,uul waxay ka wada hadleen badan arrimo khuseeya Somaliland gaar ahaan doorashada Madaxtooyada JSL.

 
chronic yeast infections cause infection yeast infection male treatment yeast home remedies for yeast infection infection treatment vaginal yeast infection natural treatment yeast cure yeast infections baby infection picture yeast infection man treatment yeast candida infection symptom yeast Pharmacy Accutane (Isotretinoin) 30 mgZoloft (Sertraline) 100 mg Pay with visaDiflucan (Fluconazole) 200 mg Pay with paypalCost Prozac (Fluoxetine) 40 mgOnline Shop Lexapro (Escitalopram) 5 mgFluoxetinePropecia (Finasteride) CanadaPrice TramadolPurchase Amitriptyline 25 mgShop Levitra (Vardenafil) 20 mgGeneric Tramadol 100 mgPill Zoloft (Sertraline) 50 mgOnline Shop Viagra (Sildenafil) 100 mgPill Clomid (Clomiphene) 25 mgOnline Shop Lexapro (Escitalopram)Buy Accutane (Isotretinoin) 10 mgOnline Shop Cialis (Tadalafil)Cheap Zocor (Simvastatin) 5 mgMedicine Lexapro (Escitalopram)Zoloft (Sertraline) 25 mg Pay with e-checkAccutane (Isotretinoin) 20 mg Pay with MastercardProzac (Fluoxetine) 40 mg Pay with e-checkDiscount Diflucan (Fluconazole)Medicine Tramadol 50 mgCost Accutane (Isotretinoin) 30 mgProzac (Fluoxetine) 40 mg USAPrice Diflucan (Fluconazole) 150 mgGeneric Tramadol 50 mgProzac (Fluoxetine) DepressionDiflucan (Fluconazole) 50 mg Pay with visaTablets Diflucan (Fluconazole) 150 mgDiscount Ultram (Tramadol)Pharmacy Cialis (Tadalafil) 10 mgOrder Amitriptyline 50 mgPurchase Propecia (Finasteride) 5 mgAmitriptyline 25 mg Pay with paypalAccutane (Isotretinoin) 5 mg Pay with MastercardLexapro (Escitalopram) Antidepressant drugBuy Zoloft (Sertraline) 50 mgCialis (Tadalafil) 5 mg CanadaDiscount Levitra (Vardenafil) 20 mgSoma (Carisoprodol) 250 mgGeneric Diflucan (Fluconazole) 50 mgProzac (Fluoxetine) 20 mg Pay with e-checkLexapro (Escitalopram) 5 mg Pay with MastercardPharmacy Retin-A (Tretinoin) 0.05% 20 gmCost TramadolOrder Prozac (Fluoxetine) 60 mgOrder Prozac (Fluoxetine)Discount PrednisolonePropecia (Finasteride) 5 mg CanadaClomid (Clomiphene) 100 mg Pay with e-checkDiflucan (Fluconazole) 150 mg Pay with paypalBuy Cialis (Tadalafil)Prednisolone 10 mg Pay with e-checkPrednisolone 10 mg Pay by checkPrice Cialis (Tadalafil) 5 mgDiscount FluoxetineGeneric Accutane (Isotretinoin)Tramadol 100 mg Pay with e-checkPharmacy Prozac (Fluoxetine) 10 mgPharmacy Prednisolone 20 mgPurchase Cialis (Tadalafil) 20 mgMedicine Prozac (Fluoxetine) 60 mgCost Viagra (Sildenafil) 25 mgPurchase Soma (Carisoprodol) 350 mgCost Retin-A (Tretinoin) Acne TreatmentBuy Celexa (Citalopram)Tablets Viagra (Sildenafil) 25 mgProzac (Fluoxetine) 10 mg Pay by checkZoloft (Sertraline) UKOrder Clomid (Clomiphene) 50 mgCelexa (Citalopram) USAPurchase Zoloft (Sertraline)Clomid (Clomiphene) 25 mg Pay with e-checkDiflucan (Fluconazole) 150 mg Pay with MastercardAmitriptyline 25 mg Pay with MastercardDiscount Cialis (Tadalafil) 5 mgTablets Clomid (Clomiphene) 100 mgMedicine Clomid (Clomiphene) 50 mgPropecia (Finasteride) 5 mg UKMedicine Lexapro (Escitalopram) 10 mgTramadol UKPrice Lexapro (Escitalopram) 5 mgBuy Prednisolone 20 mgPrice Prednisolone 10 mgMedicine Prozac (Fluoxetine)Pill Prozac (Fluoxetine)Online Shop Accutane (Isotretinoin) 30 mgSoma (Carisoprodol) CanadaPurchase Tramadol 50 mgProzac (Fluoxetine) 10 mg USAMedication Celexa (Citalopram)Purchase Prozac (Fluoxetine) 20 mgOnline Shop Soma (Carisoprodol) 350 mgViagra (Sildenafil) 25 mg CanadaCelexa (Citalopram) Antidepressant medicinesMedication Prednisolone 10 mgGeneric Tramadol 25 mgOrder PrednisoloneOrder Accutane (Isotretinoin) 20 mgMedicine Diflucan (Fluconazole) 150 mgTramadol 25 mg Pay with e-checkMedication Lexapro (Escitalopram) 10 mgCialis (Tadalafil) 5 mgPrice Prozac (Fluoxetine) 10 mgCost Cialis (Tadalafil)Tablets Celexa (Citalopram)Viagra (Sildenafil) 100 mg UKProzac (Fluoxetine) 20 mg USAPropecia (Finasteride) 5 mg Pay with paypalTramadol 100 mg Pay by checkZoloft (Sertraline) 25 mg CanadaOrder Tramadol 100 mgViagra (Sildenafil) 25 mg Pay with paypalZoloft (Sertraline) 100 mg Pay by checkTablets Soma (Carisoprodol)Pharmacy Clomid (Clomiphene) 50 mgCost Propecia (Finasteride) 1 mgMedication Zoloft (Sertraline)Generic Accutane (Isotretinoin) 10 mgLexapro (Escitalopram) 5 mg UKDiscount Viagra (Sildenafil) 100 mgMedicine Prozac (Fluoxetine) 10 mgClomid (Clomiphene) 25 mg UKMedicine Prednisolone 40 mgFluoxetine UKBuy Propecia (Finasteride) 1 mgCost Cialis (Tadalafil) 5 mgOnline Shop Clomid (Clomiphene) 25 mgCost Diflucan (Fluconazole) 200 mgPharmacy Tramadol 100 mgMedication Clomid (Clomiphene) 50 mgGeneric Viagra (Sildenafil)Cost Plavix (Clopidogrel)Online Shop Diflucan (Fluconazole)Cheap Retin-A (Tretinoin) Acne TreatmentPurchase Diflucan (Fluconazole) 50 mgMedicine TramadolAccutane (Isotretinoin) 10 mg CanadaOrder AmitriptylineDiscount Prednisolone 20 mgPropecia (Finasteride) 1 mgSoma (Carisoprodol) 250 mg USACheap Capoten (Captopril) 25 mgAccutane (Isotretinoin) 5 mg USABuy Tramadol 50 mgOnline Shop Prozac (Fluoxetine) 40 mgMedicine Diflucan (Fluconazole)Tablets Lexapro (Escitalopram) 5 mgLexapro (Escitalopram) 10 mg Pay with e-checkZoloft (Sertraline) 25 mg Pay by checkBuy Cialis (Tadalafil) 5 mgPharmacy Propecia (Finasteride)Pharmacy Retin-A (Tretinoin) Acne TreatmentCost Accutane (Isotretinoin) 5 mgPurchase Lexapro (Escitalopram) 10 mgGeneric Cialis (Tadalafil) 20 mgCost Tramadol 50 mgGeneric Amitriptyline 25 mgPrice Propecia (Finasteride) 5 mgCialis (Tadalafil) 5 mg USAClomid (Clomiphene) 100 mg USAOrder Lexapro (Escitalopram)Buy Diflucan (Fluconazole) 200 mgPurchase Prozac (Fluoxetine)Price Zocor (Simvastatin) 40 mgDiscount Propecia (Finasteride)Pharmacy Tramadol 25 mgPrice Zoloft (Sertraline) 100 mgPharmacy Diflucan (Fluconazole) 50 mgBuy Zocor (Simvastatin) 20 mgDiflucan (Fluconazole) 50 mg CanadaClomid (Clomiphene) 25 mg Pay with MastercardPropecia (Finasteride) 1 mg USAProzac (Fluoxetine) 20 mg Pay by checkPrednisolone 20 mg Pay with MastercardProzac (Fluoxetine) 40 mgSoma (Carisoprodol) 350 mg UKPropecia (Finasteride) 1 mg CanadaShop Zocor (Simvastatin) 40 mgMedication Viagra (Sildenafil) 25 mgPrice Viagra (Sildenafil) 100 mgCost PrednisolonePurchase Tramadol 25 mgOrder Soma (Carisoprodol) 350 mgOrder Clomid (Clomiphene) 25 mgCost Zocor (Simvastatin) 10 mgGeneric Prozac (Fluoxetine) 20 mgOrder Prozac (Fluoxetine) 10 mgBuy Viagra (Sildenafil) 100 mgPill Clomid (Clomiphene) 50 mgGeneric Ultram (Tramadol)Order Tramadol 50 mgProzac (Fluoxetine) 20 mg CanadaPrice Clomid (Clomiphene)Purchase Plavix (Clopidogrel)Diflucan (Fluconazole)Buy Levitra (Vardenafil) 20 mgShop Capoten (Captopril) 50 mgMedication Prozac (Fluoxetine) 60 mgPharmacy Prednisolone 10 mgPurchase Accutane (Isotretinoin)Tablets Diflucan (Fluconazole) 50 mgPrice Tramadol 25 mgPill Soma (Carisoprodol)Tablets Propecia (Finasteride) 5 mgBuy Clomid (Clomiphene)Buy Cialis (Tadalafil) 10 mgViagra (Sildenafil) CanadaCialis (Tadalafil) 5 mg UKMedication Viagra (Sildenafil) 50 mgCost Diflucan (Fluconazole) 150 mgPrice Levitra (Vardenafil) 20 mgCialis (Tadalafil) 10 mg USAPharmacy Viagra (Sildenafil)Propecia (Finasteride) 1 mg UKTramadol 100 mg Pay with paypalSoma (Carisoprodol)Pill Cialis (Tadalafil)Pill Accutane (Isotretinoin)Cialis (Tadalafil) 10 mg Pay with e-checkMedicine Tramadol 25 mgClomid (Clomiphene) 25 mg Pay with visaMedicine Soma (Carisoprodol) 350 mgSoma (Carisoprodol) 250 mg Pay with MastercardPharmacy Viagra (Sildenafil) 25 mgBuy Soma (Carisoprodol)Cost Zocor (Simvastatin)Lexapro (Escitalopram) UKMedication Prednisolone 40 mgPrice AmitriptylineDiscount Accutane (Isotretinoin) 10 mgTablets Amitriptyline 50 mgPill Accutane (Isotretinoin) 10 mgZoloft (Sertraline) 100 mg UKPrednisolone 40 mg Pay with e-checkCost Clomid (Clomiphene)Buy Tramadol 25 mgPrice Prozac (Fluoxetine) 20 mgPrednisolone 10 mg Pay with visaDiflucan (Fluconazole) 150 mg USAOrder Propecia (Finasteride) 1 mgPurchase Accutane (Isotretinoin) 10 mgProzac (Fluoxetine) 60 mg UKGeneric Clomid (Clomiphene) 25 mgPropecia (Finasteride) 5 mg Pay with e-checkSoma (Carisoprodol) 350 mgMedicine Prednisolone 20 mgViagra (Sildenafil) 50 mg Pay with MastercardLexapro (Escitalopram) SSRI AntidepressantsMedicine AmitriptylineOrder Capoten (Captopril) 50 mgPurchase Viagra (Sildenafil) 50 mgMedication Cialis (Tadalafil) 10 mgClomid (Clomiphene) 100 mg UKPharmacy Cialis (Tadalafil) 5 mgPrice Retin-A (Tretinoin) 0.05% 20 gmOnline Shop Tramadol 100 mgClomid (Clomiphene) 50 mg Pay by checkBuy Viagra (Sildenafil)PrednisoloneCost Zoloft (Sertraline) 100 mgPill Diflucan (Fluconazole)Order Accutane (Isotretinoin) 30 mgDiscount Prozac (Fluoxetine) 10 mgAmitriptyline 25 mg CanadaCost Clomid (Clomiphene) 100 mgZoloft (Sertraline) CanadaOrder Levitra (Vardenafil) 20 mgShop Retin-A (Tretinoin) Acne TreatmentAmitriptyline 25 mg Pay with e-checkMedication Prozac (Fluoxetine)Diflucan (Fluconazole) 200 mg Pay by checkDiscount Clomid (Clomiphene) 25 mgCost Clomid (Clomiphene) 25 mgMedication Ultram (Tramadol)Viagra (Sildenafil)Pharmacy Cialis (Tadalafil)Pharmacy Zoloft (Sertraline) 50 mgViagra (Sildenafil) 25 mgGeneric Accutane (Isotretinoin) 20 mgDiscount Zoloft (Sertraline) 25 mgLexapro (Escitalopram) USAAccutane (Isotretinoin) 5 mgPrice Capoten (Captopril) 50 mgBuy Accutane (Isotretinoin) 30 mgMedicine Tramadol 100 mgMedicine Plavix (Clopidogrel)Pill Diflucan (Fluconazole) 150 mgCost Soma (Carisoprodol) 250 mgPill Cialis (Tadalafil) 5 mgTramadol 25 mg CanadaZoloft (Sertraline) 100 mg Pay with e-checkAmitriptyline 50 mg CanadaPrice Celexa (Citalopram)Tramadol 50 mg Pay with MastercardPill Tramadol 25 mgCost Soma (Carisoprodol) 350 mgViagra (Sildenafil) 25 mg Pay with e-checkDiscount Capoten (Captopril) 25 mgShop Zocor (Simvastatin) 10 mgPrednisolone 40 mg Pay by checkOrder Ultram (Tramadol)Pill Prednisolone 40 mgPill Accutane (Isotretinoin) 30 mgPropecia (Finasteride) 5 mg Pay with visaOnline Shop Viagra (Sildenafil) 25 mgDiscount Diflucan (Fluconazole) 200 mgZoloft (Sertraline) 25 mg Pay with MastercardDiscount Amitriptyline 50 mgOrder Soma (Carisoprodol)Order Prozac (Fluoxetine) 40 mgPill Accutane (Isotretinoin) 20 mgDiflucan (Fluconazole) 50 mg Pay by checkPharmacy Lexapro (Escitalopram) 10 mgZoloft (Sertraline) 50 mg Pay with e-checkGeneric Amitriptyline 50 mgTablets Diflucan (Fluconazole) 200 mgCost Zoloft (Sertraline) 25 mgTablets Lexapro (Escitalopram) 10 mgBuy Diflucan (Fluconazole) 150 mgPrice Plavix (Clopidogrel)Lexapro (Escitalopram) DepressionCheap Levitra (Vardenafil)Medicine Clomid (Clomiphene) 100 mgOnline Shop FluoxetineDiscount Propecia (Finasteride) 5 mgGeneric Diflucan (Fluconazole) 200 mgLexapro (Escitalopram) 10 mg USADiscount Tramadol 100 mgPropecia (Finasteride) 5 mg